Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

Borussia Dortmund ayaa rajeyneysa inay ku guuleysato tartanka loogu jiro weeraryahanka Red Bull Salzburg Karim Adeyemi, sida ay sheegtay Sportbild.

Aston Villa ayaa noqotay kooxdii ugu dambeysay ee ku biirta ugaarsiga qadka dhexe ee Juventus Weston McKennie. sida laga soo xigtay The Sun

Liverpool ayaa isku diyaarineysa inay sare u qaado xiisaha ay u qabto garabka Wolves Adama Traore, sida ay sheegtay El Nacional.

Real Madrid isku diyaarineysa inay qandaraas u gudbiso Antonio Rudiger bisha Janaayo. ayaa sida laga soo xigtay ABC

Sergio Busquets ayaa weli ah dookh ay Manchester City ka fekereyso, sida ay sheegtay El Nacional .

Conor Gallagher ayaa ka mid ah dhawr bartilmaameed oo suuqa kala iibsiga ah ay kasoo qaadaneyao Newcastle, sida ay qortay Daily Mail.

Inter ayaa isha ku haysa Armando Izzo iyagoo doonaya inay ku xoojiyaan difaaca kooxda  Tuttosport

Barcelona ayaa u dhaqaaqi karta Denis Zakaria haddii aysan la soo saxiixan karin Paul Pogba ama Franck Kessie,  Mundo Deportivo .

Marcelo Brozovic ayaa qarka u saaran inuu wadahadalo la bilaabo Inter si uu heshiis cusub ugu saxiixo. La Gazzetta dello Sport

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here