Daafaca dhexe ee reer France Raphael Varane ayaa lagu qasbay inuu garoonka ka baxo Final-ka Nations League oo ay ala ciyaarayaan Spain dhaawac dartiis.

Wuxuu baxay daqiiqadii 43 -aad ka dib markii uu dhaawac isku geestay isaga qudhiisa.

Marka laga soo tago inuu laf dhabar u yahay safka Faransiiska, Varane ayaa laf dhabar u ah difaaca Manchester United heer kooxeed.

Varane ayaa garoonka fadhiyay mudo xanuun dartii waxaana dhinac taagnaa shaqaalaha caafimaadka ugu danbeyn ayaa lagu beddelay Dayot Upamecano.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here