Home ciyaaraha Benzema oo loo magacaabay Xidiga Ciyaarta ee final-ka UEFA Nations League

Benzema oo loo magacaabay Xidiga Ciyaarta ee final-ka UEFA Nations League

40
0

Weeraryahanka reer France Karim Benzema ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu fiican fiinaalaha UEFA Nations League ee Spain (2: 1).

Benzema ayaa dhaliyay goolkii bar-baraha ee Faransiiska finalka tartanka.

Faransiiska ayaa noqday xulkii labaad ee taariikhda ku guuleysta koobka League of Nations.

waxaa markii ugu horeesay ku guuleestay xulka Portugal.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here