Weeraryahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu fiican LaLiga bishii September.

xidiga reer France ayaa goolal muhiim ah u dhaliyay kooxda macalin Carlo Ancelotti isagoo dhaliyay lix gool afar caawina sameeyay

tayada cajiibka ah ee uu dhaliyay, oo ay ku jirto seddexleeydii uu ka dhaliyay Celta Vigo, ayaa ka caawisay Real Madrid inay u soo baxdo hogaanka horyaalka.

Xidigan ayaana abaalmarintan ku garaacay xidigo badan oo ka ciyaara horyaalka.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here