Daaficii hore ee Manchester United Rio Ferdinand ayaa ku tilmaamay Mohamed Salah inuu yahay ciyaaryahanka ugu fiican Premier League haatan ka hor Kevin De Bruyne . Salah ayaa si gaar ah uga horyimid Manchester City isbuucii lasoo dhaafay inkastoo goolkiisa guusha uu bar-bareeyay xidiga Kevin De Bruyne.

Ferdinand oo ka hadlay Salah: ayaa yiri “Goolkiisa waa sida FIFA, oo kale, marar badan ayaan ku sameeyay Game.ka FIFA.

Xidigan ayaa intaasi ku daray in Liverpool ay marka hore ku bilaabatay qaab adag lakin qeybta danbe ay wacdaro dhigtay marka loo eego city.

Taageerayaasha ayaa si weyn u buunbuuniyay kulankan oo go’aamin lahaa kooxda qaadi karta horyaalka iyadoo goolashada ay kala dhaliyeen Sadio Mane, Mo Salah, Phil Foden iyo Kevin De Bruyn.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here