Liverpool ayaa garoonkeeda ku soo dhaweeneysa kooxdea Man City ka hor kulanka waxaa la shaaciyay shaxda rasmiga ee ciyaarta.

James Milner ayaa ka bedelaya Trent Alexander-Arnold daafaca midig daafacii ugu dambeeyay ee Liverpool ee Premier League hal bedel ku yimid kooxdii barbaro 3-3 ah la gashay Brentford .

Roberto Firmino ayaa la dhigay keydka inkastoo labo gool uu dhaliyay bartamihii isbuucaan kulankii Porto iyadoo Diogo Jota uu ku soo bilowday seddexda hore.

dhanka City Raheem Sterling ayaa la dhigay keydka halkaas uu kula biirayaan Riyad Mahrez, Ferran Torres iyo John Stones.

Man City: Ederson, Cancelo, Walker, Dias, Laporte, Rodri, Silva, De Bruyne, Foden, Grealish, Jesus.

Subs: Steffen, Carson, Stones, Ake, Sterling, Torres, Fernandinho, Mahrez, Palmer.

Liverpool: Alisson, Robertson, Milner, Matip, Van Dijk, Fabinho, Henderson, Jones, Jota, Mane, Salah.

Subs: Kelleher, Konate, Keita, Firmino, Gomez, Oxlade-Chamberlain, Minamino, Tsimikas, Williams.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here