Qaaradda Afrika waxaa ka yimid xidig badan oo Premier League ka ciyaaray 29 -kii sano ee la soo dhaafay.

Difaacyada , khadadka dhexe oo dhan iyo weeraryahannada ayaa ka yimid Masar, Nigeria, Cameroon iyo kuwo kale.

Laakiin waa kuwee Xidigaha Afrikaka ugu goolasha badan

5. Yakubu (95 gool – Portsmouth, Middlesbrough, Everton, Blackburn)

4. Emmanuel Adebayor (97 gool – Arsenal, Manchester City, Tottenham Hotspur, Crystal Palace)

3. Sadio Mane (98 gool – Southampton iyo Liverpool)

2. Mohamed Salah (102 gool – Chelsea iyo Liverpool)

1.Didier Drogba (104 gool – Chelsea)

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here