LATEST ARTICLES

Wararkii ugu dambeeyey ee wada-hadallada ka socda Villa Soomaaliya

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan xarunta Villa Soomaaliya waxaa weli ka socda wada-hadallo gaar ah oo u dhexeeyo madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday iyo ra’iisul wasaare...

Xildhibaanada Jubbaland oo Senataro cusub ku doortay Kismaayo

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Kismaayo (Caasimada Online) – Xildhibaanada Jubbaland ayaa goordhow doortay senatarkii shanaad ee ka imaanaya dhinaca maamulkaasi, kadib doorasho ka dhacday gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Xasan Daahir Yarow...

Ole Gunnar Solskjaer oo Dalbanaya Ficilada loo Muujinayo Xidigaha Kooxdiisa kadib Guushii Atalanta

0
Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa aaminsan in ciyaartoydiisa ay mudan yihiin ixtiraam, ka dib markii ay 3-2 ku soo laabteen Atalanta kulankii Champions League habeenkii Arbacada. Qeybtii labaad...

Jens Lehmann oo kula taliyay Arsenal saxiixa Xidiga Erling Braut Haaland

0
Jens Lehmann ayaa kula taliyay Arsenal inay lasoo wareegto Xidiga Kooxda Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland si uu ugu biiro Emirates Stadium xagaaga soo socda. 21-jirkan ayaa ka mid...

Wariyeyaal caan ah oo lagu xiray magaalada Jowhar + sababta

0
Jowhar (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska HirShabelle ayaa saaka labo Wariye oo caan ah ku xiray saldhiga magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka HirShabelle. Labada Wariye ee la xiray ayaa kala ah...

War Rasmi Ah: Uefa oo ku Dhawaaqday Afarta Xidig ee ku Tartameysa Ciyaaryahanka Todobaadka...

0
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha ku tartami doona ciyaaryahankii ugu fiicnaa UEFA Champions League toddobaadkan xilli xalay iyo habeen hore la ciyaaray wareega saddexaad...

Wararkii u dambeeyey ee doorashada Jubbaland iyo Axmed Madoobe oo..

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka jawaabayey codsigii guddiga hirgelinta doorashooyinka maamulkaasi ayaa soo magacaabay mushara cusub oo lagu bedalayo Cali Maxamed...

Joe Cole oo Labo kamid ah Xidigaha Chelsea kula taliyay inay ka Faa’ideystaan Dhaawacyada...

0
Joe Cole ayaa ku booriyay Kai Havertz iyo Callum Hudson-Odoi inay xoojiyaan ka dib dhaawacyadii soo gaaray Timo Werner iyo Romelu Lukaku intii ay socotay ciyaartii Chelsea ay 4-0 kaga...

Uhuru Kenyatta oo digniin horleh ka soo saaray go’aankii maxkamadda ICJ

0
Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Niarobi (Caasimada Online) – Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markale ka hadlay go’aankii kasoo baxay makxamadda caalamiga ah ee ICJ, taas oo inta badan biyihii la’isku hayey u xukuntay Soomaaliya oo...

Wararka Suuqa Maanta: Labada Manchester oo Barcelona kula Tartamaya Dani Olmo, Heshiiska Youri Tielemans...

0
Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele, ayaa u furan inuu u dhaqaaqo Newcastle United marka uu qandaraaskiisu dhammaado dhammaadka...